04 Oct 2023

Oktoobar 4, 2021, adeegyada Facebook waxay la kulmeen maqnaansho lix saacadood ah sababtuna ahayd khalad ka dhacay xilli ay habaynayeen waxay ugu yeeraan Border Gateway Protocol (BGP). BGP ayaa mas'uul ka ah habaynta taraafikada Facebook iyo ka dhigista mid ay heli karaan dhammaan booqdayaashu. Tani waxay ahayd go'aankii ugu xumaa ee Facebook tan iyo 2019, markaa soo Facebook uu hawad...

03 Oct 2023

Maadaamoo mareeg kasta oo aduunka ka shaqaynaysa ay u baahantahay martigeliye (Hosting) waxaa nuhiim ah in faham fiican laga helo noocyada iyo waxa ay qabtaan martigaliyaashu. sidaa darteed qormadan waxaan uga hadlaynaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha martigelinta sameeya iyo sida ay u kala fiicanyihiin, sidoo kale waxaan kuugu soo gudbinaynaa talooyin kaa  anfici doona xiliga xulashad...

02 Oct 2023

Waxaa inoo soo socotay qaababka ugu fudud ee aad ciwaan ku heli karitd si’aad wax uga qorto marka fadlan nala soco… Hag akhristayaashaada Ku xidhiidhi bogag maxalli ama calami ah oo ay ka heli karaan xogaha ay u baahanyihiin. Qor maqaal si aad u muujiso ganacsiyada yaryar ee maxaliga ah iyo kuwa aan faa’ido doonka ahayn ee ka jira deegaankaaga. Faalo ka qor 20ka warbaahin/goobo g...

01 Oct 2023

Ku soo dhawow qaybta 2aad ee sida loo helo fikrado aad waxka qorto samee muqaalo casharo iyo tababaro duuban. Fiidiyowyadu waxay noqdeen qaab kale oo xog ah oo ay tahay in ganacsiyadu tixgeliyaan. Waxaad kula xidhiidhaysaa macamiishaada qaab aan suurtogal u ahayn warbaahinta kale waxaadna ka faa'iidaysan kartaa suuqgeyn muuqaal ah. Waxaad muujin kartaa sida loo isticmaalo alaabtaad...